Dhismaha Xarunta cusub ee Jaamacadda Jobkey oo la dhagax dhigay (Sawirro)

Jaamacadaha Jobkey oo ka mid ah Jaamacadaha ka hana qaaday dalka ayaa xarun weyn ka dhisaneysa Magaalada Muqdisho, iyadoo xaruntan ay tahay mid casri ah oo ku fadhida dhul baaxad leh. Xaruntan weyn oo laga dhisayo degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhagax dhigay Guddoomiyaha Jaamacadda Jobkey C/casiis Caagane C/samad. Dhismaha xaruntan Jaamacadda … Continue reading Dhismaha Xarunta cusub ee Jaamacadda Jobkey oo la dhagax dhigay (Sawirro)